Tahniyad Meher Mudane C/raxmaan Wadani Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Maxamed
Number of View: 126 Hooyo Saafi Xaaji Cawil Axmed Hooyo Haweeya Axmed Olol Hooyo Kiin Faarax Gucuri Aabe Jaamac Xaashi Warsame Adeer C/laahi Xaashi Warsame Adeer Maxamed Xaashi Warsme Adeer Abshir...
View ArticleMAQAAL:-Qowlaystada beesha isaaq iyo Qorshahooda Gobolka Sool.
Number of View: 549Ugu Horayn Mahad oo dhan alle ayay usugntay Nabad gelyo iyo Naxariis Nabigeena Muxamed Korkiisa Ha Ahaaato waxaan Qormadan kooban ku eegi doonaa Howlaha iyo dhibaatada Qoylaysatada...
View ArticleMAQAAL;-ASTAAN U TAAGAN MIDNIMADA XAMAR & XAMAR DAYE
Number of View: 202 “Inta Suuska Diirta cambuuleysata & inta Bejiyaha ka dhigata” ILAAHAY ayaa mahadleh, Nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabigeeni Muxamed ahaa N.N.K.H ehelkiisa iyo...
View ArticleMaqaal Xiiso Badan:-Falnqayn-Soo jeeddinta Gaas & Sii joogis doonnidda...
Number of View: 260Maamul Goboleedka Puntland ayaa haatan waxaa ka taagan xiisad Siyaasaddeed la isku haysto Doorashaddu xilligeeda ha dhacdo oo ay ugu yeeraayaan Madaxda Maamulka mucaaradka leh han...
View ArticleFadlan Caawi Dhibanahan Somaliyeed Oo Mudo Gaadhaysa 6 Sano Ku Tabalaysnaa...
Number of View: 32Waxaa Loogu Baaqaya Umada Muslibiinta Ah in ay ka qaybqaataan caawinta abaha dhibanaha ah oo mudo gaadhaysa 6 sano ku tabaalaysnaa gudaha magaalada buuhoodle . hadaba waxaa umada...
View ArticleNin Dhirbaaxo Quudheed Dugsaday Dhaqashadeed Maal Dhashaaday Sugtaa Xaajadaad...
Number of View: 160Waa tix ka mid ah Gabaygii abwaan Faarax Nuur-Nelson Mandellihii Reer Hargeysa ee Qarnigii tagay horraantiisii Qabiilkiisa (SNM) Xaqooda raadinayay. Waa Yaabe dhallinyarada Reer...
View Article(Jilibkayga)- ayaan daacad u Ahay, Waa waxa Dowlad la’aanta dhigay Gobolka...
Number of View: 47Jilibkaygga ayaan daacad u ahay Waa Waxa Dowladda la’aanta na dhigay Gobolka Sool (shifo lagala Quusay) Maqaalkan Ayaa Waxaan ku eegaynaa Dhibaatadda ay Qabyaaladda Hoose ee...
View ArticleWWW.HOYAALAY.COM oo kusoo biiray warbaahinta soomalida (Dheeho)
Number of View: 369 Jariiradda Onlinka ee hoyaalay oo dhawaan hawada soo gashay waxay xoogga saaraysaa dhinaca daraasaadka iyo suugaanta Soomaalida. Wixii qoran baa quruuma hadhee, muxuu hadal qiimo...
View ArticleTALEEX HOOYGA KARAAMADA IYO MILGO GOBEEDKA.(By;-Xassan Carab).
Number of View: 392Mahad oo dhan Allah ayeey sugnaatay-Naxariis iyo nabadgelyo Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiisa,karaamadda iyo milgo gobeedka ayaa ah astaama somaalida hibo loo siiyeey,...
View ArticleJaamacadda Nugaal: Geedigii Horu kaca ahaa halkee buu ku dheelliyay!?
Number of View: 377 Qoraalkan oo xambaarsan taariikh iyo macluumaad muhiim ah waxaan ku cadaynayaa cidda ugu weyn ee ay eersanayso JaamacaddaNugaalUniversityee ku taal Magaalo Madaxda laascaanood ee...
View ArticleFaallo Naxdin badan Oo kahadlaysa kufsigii iyo gowracii xaliimo Xuseen:-...
Number of View: 767 Xaliimo Xusseen Warsame maalintay dhalatay waxaa ku farxay hooyadeed, aabaheed iyo qoyskeeda dhamaantii. Maalintay Xalimo hana qaaday waxay baratay raaskay ka dhalatay, qabiilka ay...
View ArticleSawiro)Daawo Xaflad Lagu Soo Dhoweynayey Qaar Kamida Macalimiinta Wax Ka...
Number of View: 331Xafladan oo ahayd mid lagu soo dhoweynayey qaar kamida macalimiinta wax ka dhigi doona jaamacada bariga afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle ayaa galabta ka dhacday isla xarunta...
View ArticleWarbxin Xiiso Badan;-Xuska Sanad Guuradda Khaatumo & Dadkii u soo Shahiiday
Number of View: 414Dad badan ayaa u Shahiiday ilaa iyo intii ay bilowdeen Dhaqdhaqaaqii Madax Banaaninadda Goboladda Sool,Sanaag iyo cayn.Dagaaladdaas oo balowday ka dib markii qaar ka mid...
View ArticleDAAWO.SAWIRO.Ardayda Habeenlaha Ah Ee Maxadka Alfurqaan Ee Magalada Buhodle...
Number of View: 150Ardayda maxadka culuunta iyo diiniga ee Al Furqaan Ee Magaalada Buuhoodle Qaybta Habeenkii Ayaa waxaa Gababo Umaraya imtixaankii Maxadkaasi ardayda imtixaankani ugabagaboobayo ayaa...
View ArticleMaqaal: Quusashada iyo Qalbijabka SNM.
Number of View: 251Horaa loo yiri ” habar dhali weysay, aleelo ku waalatay”. Ka dib markii inta ka hartey jabhaddii snm ee ummadda Soomaaliyeed fadqlalaysay, ee maanta loo haysto inay dulmiyeen dadka...
View ArticleDamaca Dhalinyaradda Iyo Doorka Odayada (W.Q: Mohamed Keenadiid)
Number of View: 344Markii ay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya sanadkii 1991 waxaa dalka soomaliya uu noqday mid gala marxada dagaalka iyo horumar la’aanta,waxaana soomaliya laga dhigay meel loogu...
View ArticleDilka Iyo toogashada Xal Ma u tahay ciimada Xooga Dalka Soomaaliyeed(Faallo)
Number of View: 378Tan iyo markii dawlada KMG ee somaliya Laga dhisay dalka somaliya waxaa jiray Madax kala duwan oo soo maray nidaamyadaasi,waxaana ay mar walba xoogga saarayeen sidii loo heli lahaa...
View ArticleDEGDEG | Wariye Sameeyay Maanso Cajiib ah Oo Uu Kaga Hadlayo Heestii Loo...
Number of View: 526Halkan Waxaan kusoo bandhigayaa MAANSO aan fakar ahaan ku cabirayo heestii dhawaan qaar kamida fanaaniinta Reer Hargaysa uqaadeen Madaxwayne Xasan Sh Maxmud & Magaalo madaxda...
View ArticleMaxaa Xal U Ah Horgal SMN-ta?
Number of View: 524 W axaa hubaal ah xaalada reerka dhulbahante ku jiro maanta inuu isagu isagu wacan yahay. Ayadoo dadku ka wada dharag sanyihiin arimihii sababay inay gacanta ka baxdo...
View ArticleMAQAAL:-Qoomiyadda Daarood waa inay bedelaan guud ahaan Firidhkooda...
Number of View: 234Tan iyo intii dawladdii Soomaaliyeed meesha ka baxday, waxaa jirey colaad baahsan oo ka cidhif ka cidhif ah oo lagu beegsanayey beesha Daarrood oo run ahanatii ayagu dhankasta laf...
View Article