Ardayda maxadka culuunta iyo diiniga ee Al Furqaan Ee Magaalada Buuhoodle Qaybta Habeenkii Ayaa waxaa Gababo Umaraya imtixaankii Maxadkaasi
ardayda imtixaankani ugabagaboobayo ayaa ah ardayda habeenkii waxkabarata maxadkani iyada oo dhinaca kale subaxii ay arday kale galaan maxadka ardaydan maxadka habeen kiii dhigata ayaa ah kuwa maamlinkii mush quulsan sida ganacsatada, hooyooyinka, ardayda waxkabarata dugsiyada sare ee maadiga ah,
hadaba qaar kamida macalimiinta wax kadhiga magaalada buuhoodle magaciisana layiraahdo faarax maxamed xundile oo isagu kamida dadka aan maalinkii jaaniska lahayn habeenkiina kafaa idaysta waxbarashada shareecada ee maxadkan lagu dhigo ayaa u mahad celiyey boodhka maxadka oo usuurto galiyey inay habeenkii kafaa idaystaan waxbarshadan lagubarnayo maxadkani sheegayna in imtixaanki sifiican ugu soo gabagaboobay
moha cali