Hambalyo Meher Oo farxadleh:-Ayaanle Jaamac Xaashi iyo marwo Sumayo Xasan...
Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaa halkaan hambalyo iyo bogaadin aan loo soo koobi karin looga dariyaa Mudane Ayaanle Jaamac Xaashi iyo marwo Sumayo Xasan Haybe oo shalay meherkoodu ka dhacay wadanka...
View ArticleMaqaal:-Shirka Khaatumo ee Taleex iyo Shirka Sarmaanyo..?
Reer kasti waa shiri karaa horena reero badan oo Dhulbahante ah ayaa shirar qabsaday. Haddaba muxuu shirka Sarmaanyo ee lagu magacaabay “Shir Ugaadhyahan” kaga duwanyahay shirarkii jilibada Dhulbahante...
View ArticleBeesha Naalaye Axmed Dhulbahante Oo Baaq Kasoo Saartay Shirka Khaatumo3 Ee...
OG: Isimada Dhulbahante OG: Maamulka Khaatumo State, Somalia OG: Dhammaan Bulshoweynta Dhulbahante Annagoo ah odayaasha iyo waxgaradka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin kuna hadlaya magaca beel-weynta...
View ArticleAdmiral (Gen ) C/laahi Forteen Oo Dhowaan Ku Geeriyooday Magaalada Adis-ababa...
Waxaa malinimadii jimacaha ahayd ku geeriyooday magaalada adis ababa ee xarunta dalkaasi Ethiopia alle ha u naxariistee marxuum admiral (gen ) c/laahi maxamed cabdi geele (forteen) oo in mudo ahba u...
View ArticleMaqaal:Dhulbahante goormeey Qof iyo qabiil kala socooyaan?
Dhibaatooyinka iyo daalaadhacaynta diloodey beesha Dhulbahante waxaa intooda badan sababsadeen qof jacaylsi, ruuxaasi badana wuxuu xidhaa shaadh siyaasadeed oo uusan aqoonteeda , kartida iyo hankeeda...
View ArticleJawaab: Maqaalkii Dhulbahante goormeey qof iyo qabiil kala soocayaan,{Maqaal}.
Ku bilaabid magaca Eebe weyne ee naxariista guud iyo tan gaar ahaaneedba bixiya, Mahad idilkeedna u sugnaatay Eebaha weyn ee ah maamulaha Koomka. Naxariis iyo nabadgelyana korkiisa ha ahaato Nabigeenii...
View ArticleMaqaal : ‘XILKA DOONAYOOW!! YAAN LAGUGU DAGIN’ Qalinkii C/qani Yuusuf Aadan...
Dowladda Soomaaliya waxa la yiri waxay ka baxday kumeel gaarkii xilli haatan laga joogo sannad iyo biloh waana (Federal) oo waxa hoos yimaada qaybaha Soomaaliya oo dhan, beesha caalamkuna sidaasay u...
View ArticleMaqaal: Awoodaadda ma ka faa’ iidaysataa?
Markuu laba bilood oo qudha jirey ayaa maroodi yari wuxuu ku dhacay dabin ay dhigteen niman dabata ah waddan ka mid ah waddamada qaaradda Afrika, waxayna geeyeen suuqa halkaasna waxaa kaga iibsadey...
View ArticleMaqaal: Cir Durug,Dhul Durug!!!!!..
Waxaan ammaan iyo salaan u dirayaa,dhammaan madax dhaqanka ummadda Khaatumo,intii lahayd hal abuurka NSUM,Shirkii Horseed,Khaatumo I,Khaatumo II , wagaradka iyo waxgalka kale dal iyo dibed. Waxaan...
View ArticleMaqaal: Harga madhan side hawli kaa tegin , habaarna u dheer.
Ahmed garaash reer garoowe soo dhoweeye laakiin warkay filayeen kama helin ?maxaa dhaca? waxay filayeen inuu maadaama uu afar sano ka hor dagaal tegay wixii u qabsoomay uaga waramo 1 lasanod...
View Article