Ahmed garaash reer garoowe soo dhoweeye laakiin warkay filayeen kama helin
?maxaa dhaca?
waxay filayeen inuu maadaama uu afar sano ka hor dagaal tegay wixii u qabsoomay uaga waramo
1 lasanod xaalkeeda iyo wuxuu ku soo arkay
2 ceerigaabo howlaha ka socda iyo waxyaalihii uu kaqabtay
3 xudun iyo taleex bal sida dadkii iyo duunyadii ahaayeen iyo meesha cadwgii somaliland iyo cawaankoodii uu kaga soo hadhay firxadkoodii
muxuu ku warbixiyey isagoo hadalka ay ka koobinusey habar uu yiri markaan tegayey way ooyayesey oo in lay dilo ayay ka baqaysey ,
hadana uu sheegay inuu darteed u soo noqday
wuxuu yiri horta ragbaa rabey inay i melgaan oo hub iyo ciidan ii dhiibay oo yidhi dal xoreeye anigu barniyey meel xabadi taal oo raashin yaraani kajirto ma jecli kumana noolaan karo waa lay kelifey .
wuxuu yidhi
1lasanod ayaan u dhowaaday xabadbaa laygu waalay waa sigtay waa soo cararay
2 tukaqabaan imid dhowr cisho hadaan joogey xabadbaa geesaha laygala maray waa carary
3 taleeh ayaa laygu soo dhoweeyey
4 xudun ayaa iri soo eeg yaci booli xoofto xabadbaa laygu afuufay waa soo cararay, taleeh markaan imid ayaa iri walaahay adna tan ku afuuf ( ileen iyagaa igu afuufi waayaye)
Hada ayaan naf iigu horeysey markaan hawada garoowe soo galay,
waxay tiri oo markii hore ee aad dhulkaas aad tirisay aadi jirtey oo ka soo noqon jirtey faroolihii ku ixtioraami waayey adoo meel aad dib ugu noqoto haysan ,rajadiisyuna xun tahay maxaad kafilaysaa. xagardheer ayaa ugudbayaa. waayo anigu iska munaafaqad iyo afxumo mooye dagaalka a jecli.
teeda kale dal lahaystaa majiree rabaa raba inay na melgaan aan samir aqoon oo lasanod madax martay , somaliland khaatumo iyo puntland waa isku mid , cidii sidaas diidaa waa “khayaamo”
waxay habartii hadalkii ku soo gaabisay iyadoo ka naxsan
wacade inaad dirirto oo adkaysato ayay ahayd ,hadadan ilaa berigaad naga tagtay lasanod iyo ceeri soo arkin inaan faroolena ku tusayn abidkiis.
Abdi farah